image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shil gaari oo sababay dhimasho oo ka dhacay Somaliland

Faaf faahino dheeraad ah ayaa laga helaya shil sababay khasaaro dhimasho ah oo maanta ka dhacay koontaroolka Bari ee magaalada Gibiley ee deegaanada Somaliland.

Shilka ayaa waxa uu yimid kaddib markii ay isku dhaceen Gaari ku xamuulka qaada iyo mid kuwa raaxada ah, waxaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen labo ruux oo kala ahaa darawelkii iyo gabar la socotay.

Goobta uu shilka ka dhacay ayaa durbo waxaa gaaray ciidamada Booliska Somaliland iyo ciidanka dab damiska, waxa ay meydka labada ruux ka soo saareen gaariga Vitiz-ka ee burburay.

Meydka labada ruux ayaa la geeyay isbitaalka guud ee Gibiley, sida ay inoo sheegeen dad goob jogayaal ah.

Sidoo kale Booliska ayaa qabtay darawelkii  gaariga xamuulka ee shilka galay, iyago oo geeyay saldhigga Booliska magaalada Gibiley si su’aalo loo weydiiyo.

Somaliland ayaa waxaa inta badan ka dhaca shilalka sababa dhimashada iyo dhaawac, waxaana arrintaasi loo sababeeya wadayaasha gawaarida oo qibrad buuxda u laheyn kaxeeynta gadiidka iyo taxadar la,aanta.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.