image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ballan qaaday inuu garab istaagi doono Soomaaliya

Midowga Afrika ayaa sheegay inuu sii xoojinayo taageerada Soomaaliya. Waxaa uu sheegay inay sii wadi doonaan dedaallada loo baahanyahay si loo gaaro yoolka howlgalka cusub ee AUSSOM wixii loo gaaro bisha July ee sanadkan 2025-ka.

Guddoomiyaha Midowga Afrika, Maxamuud Cali, oo khudbad ka jeedinayay Muqdisho, ayaa sheegay inay jiraan caqabado xaga dhaqaalaha, balse ay diyaar yihiin isla markaana ay ka go’antahay inay nabad ku soo dabaalaan Soomaaliya.

Dhanka kale, madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Soomaaliya loo huray dhiig iyo nafo badan oo Afrikaan ah oo muhiimaddana ay ahayd in Soomaaliya ay dib cagaheedda ugu istaagto.

Waxaa uu dhanka kalemadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud u mahad caliyay abaalka midowga Afrika ee Soomaaliya u gashay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.