image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Diyaarad Xamuul ah oo ku dhacday deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho

Wararka inaga soo gaaraya  deegaanka Jasiira ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad xamuul ah ay ku dhacday halkaas, iyadoo aan weli la xaqiijin khasaaraha ka dhashay shilkaasi.

Diyaaradda, oo la sheegay inay ka timid Dhoobley, ayaa la tilmaamay inay ku burburtay meel u dhow deegaanka Jasiira ee duleedka Muqdisho.

Maamulka deegaanka iyo goobjoogayaal ayaa xaqiijiyay shilka, hase yeeshee ma jiro war rasmi ah oo ku saabsan sababta keentay dhicitaanka diyaarada.

Xogta hordhaca ah ayaa muujinaysa in diyaaradda ay ka diiwaan-gashanayd dalka Kenya, islamarkaana ay saarnaayeen ilaa afar ruux. Ilaa hadda lama oga xaaladdooda iyo khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay shilka.

Mas’uuliyiinta iyo hay’adaha amniga ayaa gaaray goobta si ay baaritaan ugu sameeyaan dhacdadan. Wararkii ugu dambeeyay ee shilka

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.