image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidanka Jubbaland iyo kooxda Shabaab oo ku dagaalamay deegaanka Diif ee Jubbada Hoose

Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Diif ee gobolka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in ciidamada Jubbaland ay guul ka gaareen dagaal ay la galeen kooxda Shabaab, kadib markii ay fashiliyeen weerar ay kusoo qaadeen deegaanka.

Ilo xogogaal ah ayaa xaqiijiyay in ciidamada Jubbaland oo horay u hayay xogta weerarka ay dagaalyahannada Shabaab kaga hortageen banaanka magaalada, taas oo keentay in kooxdu jab xoogan kala kulanto dagaalka.

Jubbaland ayaa xiligan waxaa ka soconaya guluf dagaal oo Al-shabaab, looga saarayo deegaanada ay gobolka Jubbada Hoose kaga sugan yihiin, waxaana howlgalladaasi hoggaaminaya saraakiil katirsan Danab iyo daraawishta Maamulka Jubbaland.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.