image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Cali Guudlaawe oo Danjiraha Turkiga kala hadlay taageerada dagaalka Al-shabaab

Madaxweynaha dowladda goboleedka  Hir-shabeelle  Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Safiirka Dowladda Turkiga Danjire Alper Aktas oo yeeshay wada haddal khadka telefoonka ah.

Ugu horeyn Safiirka ayaa ugu mahadceliyay Madaxweynaha Hir-shabeelle adkeysiga dagaalka kooxda Al-shabaab  xilli lagu jiro bisha barakeysan ee Soon-qaad.

Sidoo kale safiirka ayaa u tacsiyeeyay intii ku dhimatay dagaalka isagoo Rabbi uga baryay caafimaad inta ku dhawaacantay howlgalka Al-shabaab.

“Danjire Alper Aktas ayaa tilmaamay in laga adkaan doono argagixisada waqti dhow. Farriinta Dowladda Turkiga oo ka mid ah walaalaha Soomaaliya waxa ay dhiirogelin u tahay dhammaan naf-hurayaasha taagan furimaha dagaalka Hirshabeelle,”ayuu yiri madaxweyne Cali Guudlaawe.

Ugu dambeyn, Madaxweye Cali Guudlaawe, ayaa ugu mahadceliyay Danjiraha Dowladda Turkiga ee u fadhiyo Soomaaliya wada haddalka khadka telefoonka ee uu lasoo sameeyay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.