image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Weerarkii hoteelka Qaahira oo weli socda iyo Khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ee..

Faaf faahino  dheeraad ah ayaa  ka soo baxaya weerarkii  saakay kooxda Al-shabaab ay ku qadeen  Hotel Qaahira ee ku yaalla xaafada Howl-wadaag ee magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Warar hordhac ah ayaa tilmaamaya in weerarka ay ku dhintay  10 qof oo ay ku jiraan Odayaal dhaqan, Siyaasiyiin, dhalinyaro iyo Sarkaal sare oo ka tirsan Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka, waxaana weerarka ku dhaawacmay tiro intaas ka badan.

Xilliga uu Weerarkan uu ka dhacay hoteelka Qaahira, ayaa waxaa ka socday hoteelka kulan ballaaran oo lagu gorfeynayay howlgallada dalka ka socda iyo shir kale oo arrimaha siyaasada quseeya.

Weerarkan hoteelka Qaahira, oo markii hore ku biloowday gaari walxaha qarxa, ayaa la sheegay inay xigeen Afar dagaalame oo gudaha u galay hoteelka, waxaana wali soconaya dagaalka u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo kooxda ku jirta gudaha hotelka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.