image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Weerar ku biloowday qaraxyo oo ka socda hoteel ku yaalla magaalada Baladweyne

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo iyo weeraro toos ah oo ay Al-shabab ay saakay ku qadeen magaalada Baladweyne  ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Weerarka ayaa ka soconaya hotelka Qaahira, oo ku yaalla xaafad Howl-wadaag ee magaalada Baladweyne, waxaana la maqlaya dhawaaqaya jug culus io dagaal toos ah oo gudaha hotelka ka socda, sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo.

Ilaa iyo hadda si rasmi ah looma oga khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ah ee ka dhashay weerarkan, maadama uu weli socdo xaaladana ay tahay mid adag.

Goob jogayaal ayaa ku waramaya in xubno katirsan Al-shabaab ay ka dhex dagaalamayaan  hotelka iyo nawaaxigiisa, ciidanka dowladana ay doonayaan in ay soo afjaraan dableyda weerarka soo qaaday.

Wixii ku soo kordho warkan halka kala soco.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.