image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxamed Cabdi Cali oo ku guuleystay kursiga HOP 049 doorasho maanta ka dhacday Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug,ayaa maanta waxaa ka dhacday doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP 049 oo horay uu ugu fadhiyay agaasimaha hay’adda  Socdaaka iyo jinsiyadaha Soomaaliya Mustaf  Cali Dhuxulow.

Doorashada maanta ka qabsoontay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ku guuleystay kursigan HOP 049 Maxamed Cabdi Cali, waxaana kula tartamayay Sheekh Mukhtaar Shahaad iyo Cabdirixiin Bariise.

Xildhibaanka la doortay Maxamed Cabdi, oo  madasha ka hadlay ayaa sheegay in mudda xileedka u dhiman oo ugu adeegi doono bulshada uu ku matalo kursigan.

Mustaf Cali Dhuxlow, ayaa xubnimada Baarlamaanka ku wayay kaddib markii uu qabtay xilka agaasimaha hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa weli banaan kuraas kamid ah golaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda federaalka Soomaaliya, waxaana guddiga madax banaan ay shegeen in kuraasta ka banaan golaha ay shaacin doonaan xiliga la qabanayo doorashadooda.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.