image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Diblumaasi sare oo katirsan dowladda Soomaaliya oo lagu xiray dalka Ireland

Sida uu daabacay Wargeyska The Times, dawladda Ireland ayaa xabsiga u taxaabtay Sarkaal sare oo ka tirsan Diblumaasiyiinta dawladda Soomaaliya kaas oo la qabtay isaga oo dumar u tahriibinaya waddanka Ireland.

Masuulkan oo aan magaciisa aan la shaacin ayaa la sheegay in uu fadhigiisu ahaa waddanka Sucuudiga isaga oo ka shaqayn jirey shabakad tahriibin ah oo isku xidhnayd ilaa waddanka Ireland.

Bilihii September iyo November ee sannadkii 2024-kii ayaa la ogaaday in ay ahayd xilligii ugu badnaa in Sarkaalkani uu sameeyey tahriibinta dumarka uu geeyey dalka Ireland.

Ninkan ayaa lagu qabtay xilli uu ka degeyey garoonka magaalada caasimadda ah ee Dublin isaga oo haddana xabsiga ku jira.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.