image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidamada xoogga oo dib ula wareegay Ceel-baraf iyo deegaano kale oo katirsan Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadka degaanka ayaa dib u qabsaday degmooyinka  Ceel-baraf, Miirtuug, iyo Cali Axmed ee katirsan gobolka Shabeellaha Dhaxe.

Ciidanka Xoogga dalka iyo  kuwa  degaanka ayaa laba jiho ka galay degmada Ceelbaraf, iyadoo dhanka Hiiraan ay kasoo galeen ciidanka deegaanka,  waxaana howlgalkaasi la sheegay in dagaal la’aan ay si buuxda gacanta Dowladda ugu soo gasho degmada Ceel-baraf.

Sidoo kale, ciidanka xoogga dalka ayaa Al-shabaab kala wareegay degmada Mirtaqwa  ee gobolka Shabeellaha Dhaxe.

Dhanka kale, dagaal culus oo qaatay 24 saac kaddib, waxaa si buuxda gacanta Dowladda ugu soo gashay deegaanka  Ceel Cali Axmed, halkaas oo ay si wadajir ah ula wareegeen ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ee Macawiisleey.

Wararkii ugu dambeeyey  ayaa sheegaya in sheegaya in ciidamada xoogga ay gobolka shabeellaha dhexe, ka wadaan dhaq-dhaqaaqyo ka dhan Al-shabaab ah, kaasi oo ay ku donayaan in dib ula wareegay degmooyinka ay gacanta ku hayaan dagaalyanada Shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.