image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Booliska Soomaaliya oo xiray Weriye Cali Aadan Muumin

Qoraal kasoo baxay ciidanka Booliska Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in taliska ciidanka booliska degmada Xamarweyne, soo  xireen weriye Cali Aadan Muumin, oo ku eedeyeen aflagaado uu u geystay madaxda Qaranka iyo qal qal gelin amni.

Booliska ayaa warka ay soo sareen ku sheegay in weriyaha sida ugu dhaqsiyaha badan lagu horgeeni doono maxkamadda awooda u leh in ay qaado dacwada lagu soo eedeeyey ee ah in ka shaqeynayay qalqal amni darro iyo inuu bartiisa Facebook, si toos ah aflagaado iyo dhalaceeyn ku soo qoray.

“Taariikh 01/03/2025 Muqdisho, Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Boliiska Xamar Weyne ayaa soo xiray Eedeysane Cali Adan Muumin oo ku eedeysan Qal Qal galin Amni iyo aflagaado madaxeed, Waxaana la horgeyndoonaa Maxkamadda awooda u leh” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Booliska.

Sidoo kale Booliska ayaa muwaadiinta Soomaaliyeed  faray in aysan qeyb ka noqonin qalqal galinta amniga iyo faafinta wararka been abuurka ah.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.