image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo furimaha dagaalka ku booqday ciidamada wada howlgalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa tagay  furimaha dagaalka si uu ciidamada kala duwan ugu dhiirigeliyo in ay sii xoojiyaan  howlgalka lagu ciribtirayo kooxda Al-shabaab.

Labada Gobol oo ay ka kooban tahay Hir-shabeelle ee Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe,  waxaa ka socda dagaal ay si wadajir ah uga qeyb qaadanayaan Ciidanka Daraawiishta Hirshabeelle, Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka.

“Aan kawada qeyb galno howlgalka dabar-goynta Khawaarijta, waa lagama maarmaan difaaca sharafka muwaadinka.” ayuu yiri madaxweyne Cali Guudlaawe.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa ugu baaqay Ciidamada inay adkeysi muujiyaan si ay u soo hooyaan taariikh cusub xilli isku-dayadii Khawaarijta la fashiliyey.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.