image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xildhibaan Cabduqaadir ” Wasiirka amniga Toban jeer ayuu isku deyey inuu i dilo”

Xildhibaan Cabduqaadir Jeylaani oo kamid ah Mudanayaasha golaha shacabka,  ayaa sheegay in guddoonka Baarlamaanka looga baahan yahay inuu ilaaliyo xasanaada xildhibaanada, balse uusan hoos geynin Laanta  fulinta ee Xukuumadda.

Waxa uu sheegay Xildhibaan Cabduqaadir,  in asiga iyo xildhibaano kale in ay berri u socdaan magaalada Kismaayo, isla markaana uu ka dalbanayo guddoomiye Aadan Madoobe inuu u raaco Garoonka diyaaradaha, uuna arko sida loola dhaqmayo xildhibaanada dalka.

Waxa uu sheegay Xildhibaanka, in marnaba uusan qaadan doonin in lagu tunto xasaannada xildhibaanada, loona baahan yahay in la ilaaliyo sharafta xildhibaanada.

Sidoo kale Waxa uu ku eedeeyey wasiirka amniga ee Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ( Fartaag) in ka badan 10 jeer uu qorsheeyey in uu qaarijiyo xiliga uu ku sugnaa deegaan doorashadiisa.

“Waxaan tagay deegaanka doorashadeyda oo aan joogay bil iyo bar, balse waxaan ka joogi waayay dowlada federaalka oo weerar igu ah maalin walba, waana qorsho uu damacsanaa inuu igu qaarijiyo wasiirka amniga ee Soomaaliya,” ayuu yiri Xildhibaan Cabduqaadir Jeylaani.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.