image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DEGDEG: Dagaal xooggan oo hadda ka socda degmada Balcad

Wararka inaga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in saakay halkaasi uu ka socda dagaal u dhaxeeya ciidanka Dowladda iyo kooxda Al-shabaab.

Dagaalka ayaa yimid ka gadaal markii dagaalamayaal katirsan Shabaab ay weerar ku soo qadeen fariisimo ay ciidanka dowladda ku lee yihiin Buunadada magaalada, waxaana la maqlaya dhawaaqa rasaasta ay labada dhinac isku adeegsanayaan.

Goob jogayaal ku sugan degmada, ayaa ku waramaya in xaalada ay kacsan tahay, isla markaana ay dareemayaan cabsi madaama dagaalka uu yahay mid xooggan.

Ilaa iyo hadda si dhab ah looma oga khasaaraha uu geystay dagaalka, madaama uu weli socdo, waxaana degmada Balcad ayaa 30km waxa ay u jirta magaalada Muqdisho.

Faaf faahinta halkan kala soco.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.