image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiirka Qoyska iyo xuquuqul Insaanka ee XFS oo la kulmay safiirka Qatar u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya  Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta xafiiskeeda kusoo dhaweysay Safiirka dowladda Qatar u fadhiya magaalada Muqdisho Amb Abdullah Salem Nasser Al Holi Al Nuaimi, waxaana ay wasiirka iyo Safiirka kawada hadleen hawlaha hor yaala Wasaaradda, gaar ahaanna dhinacyada Xuquuqul Insaanka iyo hormarinta Qoyska.

Danjire Abdullah Salem Nasser Al Holi Al Nuaimi Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya magaalada Muqdisho ayaa ugu horeyn Wasiirka Wasaaradda Qosyaka iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ku bogaadiyey dardarta shaqo ee ay la timid mudada kooban ee ay Wasaaradda hogaamineyso, waxaana uu ballan qaaday iney la shaqeyn doonaan.

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi oo kulanka ka hadashay ayaa uga mahad celisay Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya magaalada Muqdisho booqashadiisa iyo ballan qaadkooda wada shaqeyneyd waxaana ay faah faahin ka siisay hawlaha hortebinta u leh Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Isnaanka XFS.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.