image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dagaal culus oo saakay ka dhacay gobolka Hiiraan

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo saakar aroortii hore ka dhacay nawaaxiga deegaanka Beera-yabaal ee gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada xoogga oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo Ururka Al-shabaab.

Dagaalka oo ay soo qadeen Al-shabaab, ayaa waxa uu markii hore ku biloowday qaraxo waa weyn, iyada intaa kaddib dagaal toos ah labada dhinac halkaasi ku dhex maray.

Goob jogayaal ayaa ku waramay in daryarkan hubka laisku adeegsanayay laga maqlaya tuulooyinka  hoostaga deegaanka Beera-yabaal ee gobolka Hiiraan.

“Ciidamada ayaa waaberigii hore ee saakay fashiliyay weerar naflacaari ah oo Khawaarijtu ku soo qaaday goobaha saakay lagu laayey, waxaana weli dhulka howdka ah ee dhaca jiinka Wabiga Shabeelle ka socda baacsiga firxadkii Khawaarijta.” Ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay  Taliska xoogga.

Warar madax banaan ayaa sheegaya in dagaalka saakay uu geystay khasaaro kala duwan oo soo gaaray labada dhinac ee dirirtu u dhaxeeysay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.