image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xamaas oo sii deyneysa 10 Yahuud ah oo ay ku jiraan qaar dhintay

Xamaas iyo Israa’iil ayaa Talaadadi ku dhawaaqay in ay gaareen heshiis lagu sii deeynayo 10 ka mid ah Isra’iiliyiinta lagu hayo Gaza, kuwaas oo afar ka mid ahi ay dhinteen, balse meydkooda la siin doono Isra’il.

Soddon iyo saddex Israa’iiliyiin ah ayaa lagu waday in lagu sii daayo wejigii koowaad ee xabad joojinta halka lug ku taagan ee Gaza, kaas oo dhaqan galay bishii hore.
19 la heyste ayaa la sii daayay illaa hadda oo lagu bedeshay in ka badan 1,100 maxaabiis Falastiiniyiin ah.

Israa’iil waxay sheegtay in afar iyo toban qof oo kuwa la sii deyn doono ka haray, ay sideed ka mid ah dhinteen.

Khalil al-Hayya oo ka mid ah madaxda ugu sarreeysa guddiga Xamaas u qaabilsan wada xaajoodka, ayaa hadal laga sii daayay televishinka ku sheegay in Hamaas go’aansaday in la sii daayo Sabtida, oo bisha Febaraayo tahay 22ka, kuwaas oo qeyb ka ah inti lagu heshiiyay wajiga koowaad ee heshiiska.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.