image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Jabuuti oo ka jawaabtay hadal kasoo yeeray madaxweynaha Kenya

Dawladda Jabuuti ayaa jawaab adag ka bixisay hadal ka soo baxay Madaxweynaha Kenya William Ruto oo tilmaamay in Afrika ay fursad weyn iska lumisay markii la dooran waayey Raila Odinga.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jabuuti ayaa sheegtay in hadalkaasi uu gef ku yahay 33-ka Madaxweyne ee u codeeyey Jabuuti, xaqna u lahaa inay Afrika u dooraan cid ka saari karta caqabadaha haysta, waxayna Jabuuti sheegtay in Madaxda Afrika ay iska dhego-mariyeen in Midawga Afrika uu noqdo madal u afduuban siyaasadaha gudaha Kenya.

Afrika waxay u qalantaa wax ka fiican Raila Odinga,” Sidaa waxa yidhi Ambassador Muuse Maxamed Cumar oo ka tirsan Wasaaradda arrimaha dibadda Jabuuti oo qoraal ku faafiyay bartiisa X.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.