image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Golaha wasiirrada oo ansixiyay heshiisyo ay wada galeen Soomaaliya iyo Azerbaijan

Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaaamac.

Kulanka golaha wasiirrada ayaa lagu ansixiyay laba heshiis oo ay wada gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Azerbaijan, kuwaas oo ku saabsan dhinacyada Waxbarashada, Tababarrada iyo Tamarta.

Heshiisyada is-afgarad ah ee ay wada gaareen Soomaaliya iyo Azerbaijan ayaa wax weyn ka tari doona horumarinta dhinacyada Waxbarashada, Tamarta iyo tayeynta xirfadaha.

Sidoo kale inta uu kulanka socday ayaa wasaaradaha amniga gudaha iyo Gaashaandhigga waxa ay soo bandhigeen shuruuc la xiriirta amniga iyo howlgalladii u dambeeyey ay sameyeen ciidanka xoogga dalka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.