image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dagaal ka dhacay degmada Baardheere oo lagu dilay guddoomiyihii Arrimaha bulshada degmadaasi

Warar dheeraad ayaa laga helaya dagaal xooggan oo saakay waaberigii  hore ka dhacay degmada Baardheere  ee gobolka Gedo, kaasi oo u dhaxeeyay  ciidanka dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland.

Dagaalkan oo ahaa mid xooggan labada dhinacna ay isku adeegsanayeen hubka culus, ayaa waaa ka dhashay khasaar isugu jira dhimasho oo kala gaaray labada dhinac ee dagaalamayay  iyo dad shacabka, sida ilo deegaanka ay inoo sheegeen.

Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalka saakay ku dhintay guddoomiyihii arrimaha bulshada degmada Baardheere ee dhowaan ay dowladda federaalka u magacaawday, kaasi oo lagu magacaabi jiray Maxamed Ileys Caagane iyo labo ruux oo kale.

Sidoo kale warar madax banaan ayaa sheegaya in askar iyo saraakiishii kala hoggaamineysay labada ciidan ay soo gareen dhaawacyo kala duwan.

Sikastaba, dagaalkan ayaa imaanaya xili shalay gelinkii hore ee ay gacan ku heynta xarunta degmada Baardheere ay la waregeen ciidamada Jubbaland, kaddib markii ay isaga baxeen ciidanka dwoladda oo muddooyinkii dambe maamulayay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.