image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir looga hadlayo xaaladda Jamhuuriyada Kongo uga qeyb galaya Tanzania

Sida wararka aya sheegayaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud, ayaa magaalada Daaruslaam ee dalka Tanzaaniya, uga qeyb galaya shir looga hadlayo xaalada Jamhuuriyadda Kongo.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb gali doona madaxa dalalka Kenya, Rwanda, Koonfur Afrika, Yagaandha iyo dalka marti gelinaya ee Tanzaaniya.

Xiisada ka taagan Jamhuuriyada Kongo iyo Rwanda, ayaa la sheegay inay salka ku heyso kaddib markii Xukuumadda Kigali, lagu eedeeyay inay taageerto kooxda fallaagada ee M23 oo todobaadkii lasoo dhaafay qabsaday magaalada weyn ee Goma.

Sidoo kale madaxda Jamhuuriyada Kongo, ayaa dhowaan waxa ay dacwad ka gudbiyeen dowladda Rwanda, iyaga oo ku eedeeyay inay  taageereyso kooxaha fallaagada ee M23.

Dhammaan madaxdan ka qeyb galeysa shirkan ayaa waxa ay kulankooda diirada ku saari doonaan dedaalada lagu xalinayo xiisadan taagan iyada sii dhinacyada is haya ay miiska wadahadalka ugu dhameyn lahayeen waxyaabaha ay isku hayaan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.