image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shabaab oo odayaal dhaqameedyo ka afduubtay magaalada Mandheera

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Mandheera, ayaa sheegay in shan kamid ah odoyaasha dhaqanka ee deegaanka la la’yahay kaddib markii rag hubeysan oo loo maleynayo inay katirsan yihiin Al-shabaab ay saakay ka afduubteen degmada  Ceel-waaq gaar ahaan dhica Waqooyi bari ee Kenya.

Wararka ayaa intaas ku daraya in Odayaasha ay xoog ku ka xeysteen dableyda hubeysan,waxaana la tilmaamay in ay ka wateen inta u dhaxeeysa  Wargaduud iyo Ceel-waaq abaare 7:00 subaxnimo ee maanta, sida ay shegeen ilo wareedyo.

Julis Jjeru, oo ah Taliyaha Booliska koonfurta  Mandheera,  ayaa xaqiijiyay dhacdadaan la xiriirta afduubta, waxaana sidoo kale la sheegay in xiliga afduubta lagula kacayay Odayaasha inay  la socdeen gaari Mazda ah oo uu lee yahay G/ sare Maxamed Nuur Xaashi.

Geesta kale waxaa la sheegay in dableyda hubeysan ay Odayaasha u ka xeesteen dhanka xuduuda Soomaaliya.

Sikastaba, dhacadan afduubka ee lagula kacay Ugaasyadan ayaa ku soo aadaya xili maalinta la filayo inuu booqasho todobaadle ah uu ku maro gobolka Waqooyi Bari ee Kenya madaxweynaha Kenya William Ruto.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.