image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxey yihiin Wefdiga ka socday dowladda Turkiga ee soo gaaray Muqdisho ?

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS Axmed Xasan Aadan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey wafdi ka socda Dowladda Turkiga kuwaas oo u yimid dalka sidii ay Maalgashi ugu samayn lahaayeen Kalluumesiga iyo Kheyraadka Badda.

Wasiirka iyo waftiga ayaa kala saxiixday heshiis is afgarad ah, (Fisheries Cooperation Agreement, MoU) kaas horseedaya in Kalluunka dalka ay kasoo xarooto Balaayiin doolar, islamarkaana hirgalin doona fursado wax ku ool ah oo lagu horumarinayo Kalluumeysiga guud ahaan dalka.

Tallaabadani ayaa gimid kaddib markii ay Wasaaradda Kalluumeysigu dibu habayn ku samaysay sharciga kalluumeysiga dalka, iyo dhammaan xeerarkii sahlayey in maalgashi lagu sameeyo kheyraadka badda, waxaana muuqata in daneeyeyaal badan ay diyaar u yihiin Maalgashiga Kalluunka Soomaaliya oo ay Dowladda Turkiga ugu horeyso.

Soomaaliya Baddeeda waxaa loo aqoonsan yahay inay tahay biyaha ugu khayraadka badan ee galbeedka badweynta hindiya, sidaa darteed haddii si wanaagsan loo maalgeliyo Soomaaliya waxay kaalinta hore ka gali kartaa wax soosaarka kalluunka caalamka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.