image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxey kawada hadleyn Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya ?

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta la kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Danjire Mike Nithavrianakis.

Kulanka  Taliyaha waxaa ku  wehlinayay  Saraakiil Taliska Booliska katirsan, waxaana diirada lagu saaray  qodobo kala duwan oo kamid ahayeen sida dowladda Ingiriiska taageerida u siiso ciidanka Booliska ,iyo xoojinta iskaashiga Amniga iyo ladagaalanka kooxaha argagixisada.

Sidoo kale inta uu kulanka socday ayaa safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, waxa uu sheegay in dowladiisa ay sii wadi doonto taageerada kala duwan ay siiso dowladda Soomaaliya, ayna xoojin doonaan xiriirka ka dhaxeeya labada dowladood.

Geesta kale Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Asad Diyaano ayaa kaga mahad celiyay safiirka Ingiriirska u fadhiya Somaaliya Danjire Mike, sida ay u garab taagan yihiin dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, ugana caawinayaan amniga iyo kobcinta dhaqaalaha.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.