image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xamaas oo siideysay maxaabiis u dhashay israaiil

Ofer Kalderon oo 34 jir ah iyo Yarden Bibas oo 54 jir ah ayaa lagu wareejiyay ciidamada Israa’iil ee Qasa ku sugan, sida ay xaqiijiyeen militariga Israa’iil.

Weli waxaa la sugayaa sii deynta Keith Siegel, oo 65 jir ah, kaas oo heysta dhalashada Mareykanka iyo Israa’iil. Waxaa lagu wadaa in lagu sii daayo munaasabad kale oo ka dhacaysa Qasa.

Isaga iyo xaaskiisa Adrienne, oo sidoo kale loo yaqaanno Aviva, ayaa laga kaxaystay gurigooda ku yaalla Kibbutz Kfar Aza. Adrienne ayaa la sii daayay intii ay socotay xabbad-joojintii ugu horreysay bishii November 2023.

Labadan nin ayaa dib ugu laaban doona Israa’iil si loo qiimeeyo xaalkooda caafimaad.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.