image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DEGDEG: dalka Swedan oo lagu toogtay ninkii gubay Kitaabka Qur’aanka Kariimka

Wararka ka imaanaya dalka Swedan, ayaa sheegaya in rag hubeysan ay toogasho ku dileen Salwan Momika, oo dhowr mar gubay Kitaabka Qur’aanka Kariim gudaha dalka Swedan.

Warbaahinta Sweden , ayaa xaqiijisay in lagu dilay toogasho ka dhacday guriga uu degganaa Salwan Momika oo ah qaxooti ka soo jeeda Ciraaq oo marar kala duwan gubay kitaabka Qur’aanka kariimka ah.

Sidoo kale toogashada ayaa si gaar ah uga  dhacday xaafadda Sodertalje ee koonfurta caasimadda Sweden ee Stockholm.

Momika oo nacayb badan ku abuuray bulshada Islaamka uu ku jiray muuqaalka tooska ah ee TikTok , markaa oo rag hubaysan ay guriga ugu galeen iyagoo ku furay rasaas uu markii dambe u dhintay, sida ay booliiska sheegeen

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.