image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dowladda Soomaaliya oo kireystay shirkad Qareeno ah si ay uga hortagto in Mareykanka uu ciidamadiisa kala baxo Soomaaliya

Sida wararka anu heleyno ay sheegayaan dowladda Soomaaliya ayaa qaaday talaabo kale oo ay ku dooneyso in ay markale madaxweynaha Mareykanka uu ciidamadiisa kala baxin Soomaaliya.

Sida ay talabadaasi u suur tageliso dowladda Soomaaliya, ayaa la sheegay inay kireystay shirkada fadhigeedu yahay Washington DC,  oo xiriir la leh madaxweyne Trump, si ay uga hortago in  Mareykanka uu ciidamadiisa kala baxo Soomaaliya.

Safiirka Soomaaliya ee Washington Daahir Xasan Carab, ayaa heshiis hal sano ah ku baxaya qarash dhan 600,000 la saxiixday shirkadda  BGR Group  oo ah shirkad ay aasaaseen qareenno iyo saraakiil Jamuuriyiin ah, waxaana lasoo wariyay in heshiiskan uu dhacay bishii November ee sannadkii hore.

Madaxweyne Trump ayaa dhammaadka muddadiid hore  ee uu haya xilka Aqalka Cad, waxa uu ciidamada Mareykanka kala baxay Soomaaliya, balse waxaa ciidamadaasi dib ugu soo celiyay Soomaaliya madaxweynihii ku xigay ee Joe Bidan.

Tallabadan ay qaaday dowladda Soomaaliya,  ee ay ku kireystay shirkadda BGR,  ayaa la sheegay inay uga dan lee dahay sidii Mareykanka uu u sii wadi lahaa tageerada miliatri ee Soomaaliya uu siiyo, taasi oo ay dowladda Soomaaliya u aragto in ay laf dhabar u tahay dagaalka ay kula jirto kooxaha Argagixisada ee ka dagaalamaya Soomaaliya.

Sikastaba, shirkadan BGR,  ayaa waxaa aasaasay gudoomiyihii hore ee gobolka Mississipi Haley, oo ah Jambuuri, waxaa sidoo kale xubnaha ka mid ah ku-xigenkii kaaliyaha agaasimaha FBI-ad Mareykanka.

 

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.