image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidanka xoogga iyo Al-shabaab oo ka socda deegaanka ku yaala gobolka Hiiraan

Warar hordhac ah ayaa kasoo baxaya dagaal wali ka socda deegaanka Beera-yabaal ee gobolka Hiraan, kaasi oo u dhaxeeya ciidanka dowladda oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo kooxda Al-shabaab.

Dagaalka oo ah mid xooggan ayaa sidoo kale waxaa lasoo warinaya in diyaaradaha dagaalka ay duqeyn ka wadaan deegaanka Beera-yabaal oo ay ku dagaalamayaan ciidanka xoogga iyo Al-shabaab.

Ilaa iyo hadda si dhab ah looma oga khasaaraha ka dhashay dagaalka maadama uu weli socdo, balse warar madax banaan ayaa sheegaya in khasaaro kala duwan uu soo gaaray labada dhinac ee dirirtu u dhaxeeyso.

Wixii kusoo kordho warkan halkan kala soco

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.