image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidanka NISA oo qabtay Gawaari shidaal u siday Al-shabaab

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ay fuliyeen ciidamo katirsan NISA, qeybtooda  Galmudug, kaasi oo ay ku soo qabteen gaadiid u socday kooxda Al-shabaab.

Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in ciidanka ay deegaan hoosyimada degmada Baxdo ku qabteen ilaa iyo labo gawaari oo shidaal iyo agabyo al-shabaab u siday.

Labada gaari iyo raggii waday ayaa la sheegay in loo gudbiyay taliska ciidanka NISA ee degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Sidoo kale saraakiisha hoggaamineysay howlgalka ayaa sheegay in gadiidka iyo raggii siday ay ku hayaan baaris kala duwan, isla markaana maxkamadda loo gudbin doono.

Ciidanka xoogga iyo kuwa daraawiishta Galmudug, ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxa ay howlgalo culus ka wadaan aaga degmada Wasil, iyada oo howlgalkaasi uu yahay mid ay ku beegsanayaan xubnaha katirsan Al-shabaab ee ku sugan halkaasi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.