image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wefdi ka socda guddiga madax-banaan ee doorashooyinka qaranka oo gaaray Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah maamulka koofur galbeed waxaa maanta gaaray wefdi ka kooban laba xubnood oo Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha kamid ah.

Labada mas’uul ee gaaray magaalada Baydhabo, ayaa kala ah Yusuf Abdulkadir Mohamed iyo Abdirahin Abdulahi Shaafici, waxaana garoonka diyaaradaha ee Shaati Gaduud ku soo dhaweeyey mas’uuliyiin katirsan maamulka koonfur galbeed.

Ujeedka ay wefdigan ka tirsan guddiga  madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka u tageen magaalada  Baydhabo, ayaa waxaa lagu sheegay in tahay howla shaqo oo ku Saabsan Qabsoomida Doorashada Qof iyo Cod, iyo inay kulamo la qaataan madaxda koonfur galbeed oo ugu horeeyo madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.