image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiirka arrimaha gudaha ee XFS oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Jowhar

Wasiirka Arrimaha Guddaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cabdiraxmaan Daahir Guurre (Karoore) ayaa maanta garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere waxa uu kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Guddaha Federalka iyo Dib-u-heshiisiinta xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) waxaa sidoo kale safarka ku wehlinayay Xildhibaan Maxamed Cajiib iyo mas’uuliyiin kale.

Wafdiga ayaa loo soo gelbiyay xarunta Madaxtooyadda Hirshabeelle waxana ay halkaasi kulan kula qaateen Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe).

“Wasiir Cali Xoosh, adiga iyo wafdigaaga kusoo dhawaada caasimada Dowladda Hirshabeelle ee Jowhar, mudnaan gaar ah ayay inoo tahay soo gaaristiina.”ayuu yiri wasiir Xoosh

Wasiirka Arrimaha Guddaha xukuumadda Soomaaliya iyo masuuliyiinta la socoto ayaa kulamo iyo wadatashiyo la qaadan doono muddada ay joogaan madaxda iyo shacabka Hirshabeelle.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.