image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shiinaha oo ka walaacsan ka bixitaanka Trump ee heshiiska cimilada ee Paris

Afhayeenka wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha ayaa sheegay in Beijing ay “ka walaacsan tahay” in Mareykanka uu ka baxo heshiiskii Paris markii labaad.

Shirka jaraa’id ee joogtada ah, Guo Jiakun waxa uu sheegay in tani ay kasoohor jeedo mowqifka waddankiisa, kaas oo uu sheegay in uu “si firfircoon uga jawaabayo” kuleylka caalamiga ah.

Waxa uu sidoo kale ku dhaleeceeyay Washington inay ka baxdo Ururka Caafimaadka Adduunka marka ay tahay in la xoojiyo.

Si kastaba ha ahaatee, Guo ayaa sheegay in ay jirto “kaalin weyn oo iskaashi ganacsi” oo u dhexeeysa quwadaha adduunka, inkastoo Donald Trump uu ku hanjabay inuu soo rogayo wareegtooyin cusub oo canshuur ah.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.