image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

RW Yahuuda oo sheegay in dib loo dhigay dhaqan-galka heshiiska xabbad-joojinta

Raysal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in dhaqan-galka heshiiska xabbad-joojinta Qasa dib loo dhigay ilaa ay Xamaas kasoo bandhigeyso liiska dadka ay heystaan.

War kasoo baxay xafiiskiisa ayuu ciidamada difaaca Israa’iil (IDF) ku amray inaysan bilaabin xabbad-joojinta, oo lagu waday inay dhaqan-gasho saakay abbaaro 8:30 waqtiga gudaha (06:30 GMT).

Xamaas ayaa sheegtay in dib u dhaca ay sabab u yihiin “sababo farsamo”.

Hoggaamiyaha Israa’iil ayaa xalay ka digay in wejiga ugu horreeya ee heshiiska lagu joojinayo dagaalka Qasa uu ahaa “xabbad-joojin ku meel gaar ah”, isla markaana ay Israa’iil leedahay xaqa ah inay dagaalka dib u billowdo, iyadoo Mareykanku taageerayo, haddii la jebiyo.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.