image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Taliyaha Booliska gobolka Banaadir oo soo saaray amaro culus oo ku aadan amniga Caasimada

Taliyaha qeybta guud ee Booliska gobolka Banaadir Mahdi Cumar Muumin, oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay amniga guud ee caasimada Muqdisho, iyo amaro culus oo ay soo sareen.

Taliyaha ayaa sheegay in sanadkan cusub ay rajeynayaan in caasimada ay noqoto mid xasiloon, kana caagan hubka, isla markaana uu rajeynayo in booliska iyo ciidanka dharcad ay sugi doonaan amniga Muqdisho, lana arki doonin askari Boolis ah oo hub ku dhexwata magaalada.

Sidoo kale Taliye Macalin Mahdi ayaa carabka ku dhuftay in cid kasta oo caqabad ku ah wadashaqeynta hay’adaha ammaanka gacan bir ah lagu qaban doono.

“Cid kasta oo caqabad ku ah wadashaqeynta hay’adaha ammaanka Muqdisho gacan bir ah ayaan isaga qaba doonaa, sanadkaan waxaan xaqiijin doona in magaaladaan noqoto caasimad xasiloon.”ayuu yiri Taliya Macalin Mahdi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.