image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Faaf faahin: dagaalamayaal katirsan Al-shabaab oo ku dagaalamay Gobolka Baay

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal dhex-maray dagaalamayaal katirsan kooxda Al-shabaa, kaasbi oo ka dhacay deegaanka Ceeldhuun-adeegow oo qiyaastii 42km u jira magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah Koonfur Galbeed

Warkan ayaa waxaa baahiyay  TV-ga maamulka Koonfur galbeed, waxa uuna sheegay in dagaalka dhex-maray dagaalamayaasha Al-shabaab, uu salka ku hayo arrimo la xiriira dhaqaalo oo ay kooxdu ka qaaday dad shacab ah.

Sidoo kale dagaalka ayaa waxa uu geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, oo soo kala gaaray kooxdu, waxaana tirade dhimashada iyo dhaawac la sheegaya in ay yihiin sodomeeyo.

Geesta kale TV-ga ayaa sheegay in xubnaha dagaalkaasi ku dhintay ay ku jiraan rag Amiiro ah oo magac ku lahaa deegaanka Ceeldhuun-adeegow, sida ay ka haleen ilo wareedyo ku sugan deegaanka.

Deegaanka Ceeldhuun-adeegow, ayaa kamid ah deegaanada ay in muddo ah ka talinayaan kooxda Al-shabaab, waxa uuna deegaankasi kamid yahay deegaanada ay ku xoogan yihiin kooxda Al-shabaab ee ku sugan qeybo kamid Degmooyinka maamulka Koonfur galbeed.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.