image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dad rayid ah oo la laayay iyagoo duqeyn lagu qalday

Ugu yaraan 16 qof oo rayid ah oo ku nool waqooyi-galbeed ee dalka Nigeria ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed o ay fuliyen milateriga, kadib markii lagu qalday kooxo dembiilayaal ah.

Dadka deegaankaas ayaa  sheegay, in dhibanayaashu ay ka tirsanayeen kooxo isu xilqaamay inay ka hor tagaan ama iay iska difaacaan burcadda qafaasha dadka, kadibna madax-furasho dalbada.

Duqeynta ayaa lala bartilmaameedsanayay dagaalamayaal ku sugan aagagga Zumi iyo Maradun. Barasabka deegaanka ayaa tacsi u diray dhamaan dadkii ku waxyeeloobay duqeyntaas.

Ciidamada cirka Nigeria ayaa sheegay inay baarayaan dilka dadka rayidka ah.

Sanadkii 2023-kii, ugu yaraan 85 u badan haween iyo carruur ka qeyb galayay kulan diimeed ka dhacayay tuulo ku taala gobolka Kaduna ayaa la dilay kadib markii lagu qalday kooxo bircad ah.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.