image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka CAADP ee Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Danjire Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qeybgalay Shirka CAADP ee Midowga Afrika oo looga hadlayay barnaamijka horumarinta Beeraha Afrika, oo socday intii u dhaxeysay 9-11 Janaayo 2025.

Danjire Fiqi oo ay wehliyaan Xoghayaha Joogtada ah ee WAD & IC Mudane Xamse Xaadow iyo Safiirka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Uganda Danjire Fadowsa Maxamed Qanyare, ayaa ka qeyb galay Kulammo muhiim ah oo ku saabsan Istiraatiijiyadda iyo Qorshe Hawleedka Tobanka Sano ee socda ee CAADP (2026–2035) iyo Baaqii Kampala CAADP.

Wafdiga Soomaaliya ayaa xaqiijiyay sida ay uga go’an tahay dib u soo nooleynta Beeraha, kor u qaadista sugnaanta cuntada, iyo kobcinta iskaashiga Gobolka. Shirka ayaa laga soo saaray go’aanno muhiim ah iyadoo Soomaaliya ay kaalin mug leh ka qaadan doonto isbeddelka Beeraha Afrika.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.