image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xaaska Fanaanka caanka ah ee Dayax Dalnuurshe oo ku geeriootay Muqdisho

Alle hau naxariiste waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeritootay Xaaska fanaanka Dayax Dalnuurshe, Farxiya Cabdirixiim, sida ay inoo xaqiijiyeen eheladeedi, marxuumada ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxa ay ku xanuunsanaysay isbitaal ku yaala Muqdisho.

Sidoo kale maalmihii ay ku jirta isbitaalka fanaanka ayaa bartiisa, Facebookwaxa uu shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in xaaskiisa loosoo duceeyo oo xanuunsanaysay balse ugu dambeyn maanta ayay Geeriyootay.

Qaar kamid ah ehelada Farxiya, ayaa warbaahinta u sheegay in maalinta Khamiista oo Berrito ah marxuumadda lagu aasi doono Qabuuraha Isbitaal Madina.

Marxuumad Farxiyo ayaa ahayd gabar dhalinyaro ah oo aad u firfircoon, isla markaana si weyn looga yaqaanay baraha bulshada ee ay Soomaalida ku wada xariirto.

Geerida kadiska ah ee ku timid marxuumadda ayaa dhalisay hadal-heyn xoogan, waxaana tacsideeda si weyn looga dareemay baraha bulshada iyada oo in badan ay ka tacsiyadeyeen geerideeda.

Allahe u naxariista marxuumada ayaa sida ay ehelkeeda shegeen waxaa la aasya magaalada berry ah.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.