image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Muxuu kala hadlay duqa Muqdisho madaxda ka socotay hay’adda TIKA ?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Madaxa Hey’adda TIKA ee Soomaaliya Zafer Eşki, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac iyo sidii loogu wada shaqeyn lahaa Mashaariicyo horumarineed.

Duqa Muqdisho ayaa kaga Mahadceliyay Hey’adda TIKA iyo guud ahaan Dowladda Turkiya garab istaaga iyo doorka ay ka qaateen dib usoo kabashada dalka, gaar ahaan mashaariicda horumarineed oo ay ka fuliyeen Magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa sidoo kale loogu hadlay in xilligaan la joogo waqtigii la iska kaashan lahaa fulinta Mashaariicyo lagu garab istaagayo dhalinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku nool Magaalada Muqdisho in loo sameeyo shaqo abuur iyo in laga taageero barashada xirfadaha farsamada gacanta.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.