image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidanka Burundi oo ka haray howlgalka cusub ee Soomaaliya & sababta ka dambeysa

Marki ugu horeysay dowladda Burundi ayaa sheegtay in ciidankeeda ay ka hareen howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya, kaddib markii  sida ay sheegtay ku qanci-weysay tirade loo qoondeeyay inay la siiyo ciidankeeda.

Burundi waxa ay tilmaamtay in go,aankeeda ay ku wargelisay Guddoomiyaha guddiga amniga iyo nabada ee Midowga Afrika , oo ay ku fadhido Dowladda Jabuuti.

Sida ay wararka sheegayaan dowladda Burundi, ayaa dalbatay in howlgalkan cusub loogu daro 2,000 oo askari, halka dowladda Soomaaliya ay u qoondeysay 1,000 askari.

Dowladda Burundi, ayaa mar sii horeysay sheegtay in tiradaas kooban ee la siiyay ciidankeeda ay khatar gelin karto amnigooda, maadama ay sheegtay in aysan is difaaci karin haddii lasoo weeraro.

Sidoo kale dowladda Soomaaliya weli kama aysan hadlin in dowladda Burundi ay howlgalkan cusub ciidankeeda ka hareen, lamana oga inay dib ka aqbali doonto tirade ciidankeeda loo qoondeeyay Dowladda Burundi iyo kale.

Sidoo kale ilo ka wareedyo amni ayaa inoo shegeen in dowladda Soomaaliya ay wadamada Eritrea iyo Masar ku wargelisay in heegan ay geliyaan ciidamo ka howlgala Soomaaliya, haddii loo baahdo ciidan buuxiya saldhiyada ay baneyeen ciidanka Midowga Afrika.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.