image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Jubbaland oo wax laga xumaado ku tilmaamtay talabaadii ay qaaday Dowladda Federaalka

Maareeyaha garoonka diyaaradaha ee maamulka Jubbaland Cabdirisaaq Sheekh Aadan, ayaa waxa lagu xumaado ku tilmaamay xayiraadii ay dowladda federaalka ku soo rotay diyaaradihii tagi jiray magaalada Kismaayo.

“Waxa uu caddeeyay in dad soo rabay inay howlo caafimaad u tegaan Muqdisho ay geeriyoodeen, maadama bukaanada qaar ay u baahnaayeen inay dalka dibadiisa aadaan, maadaama ay adag tahay in diyaarad ka baxda Kismaayo ay tagi karto Nairobi, sidaas darteen ay dadka ku qasban yihiin inay tegaan magaalada Muqdisho”.ayuu yiri maareeye Cabdirisaaq.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay inay xaalad adag ay taagan tahay mudda maalmaha ee ay hakad ku jiro duulimaadyadii tagi jiray iyo kuwii ka bixi jiray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah Jubbaland.

Sikastaba, hay’adda duulista rayidka ee Soomaaliyeed ayaa dhowaan ku wargelisay in la joojisay duulimaadyadii tagi jiray deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.