image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DEGDEG:Dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo ciidanka Itoobiya oo ka socda Degmada Doolow

Wararka inaga soo gaaraya degmada Doolow ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidanka xoogga dalka iyo ciidanka Itoobiya oo ay la socdaan maleeshiyaad hubeysan uu ka socdo degmadaasi.

Dagaal ayaa yimid ka gadaal markii ciidanka dowladda ay la waregeen gacan ku heynta degmada Doolow, sidoo kale ay carareen maamulkii degmada oo tageersanaa Axmed Madoobe, kuwaasi oo garab weydiisatay ciidanka Itoobiya, sida ay inoo shegeen ilo deegaanka kamid ah.

Ilaa hadda si dhab ah looma khasaaraha ka dhashay dagaalka maadama uu wali socdo isla markaana labada dhinac ay isku adeegsanayaan hubka culus.

Wixii ku soo kordho warkan halkan kala soco

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.