image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxey tahay heshiiska ay kala saxiixdeen hay’adaha SoDMA iyo NIRA ?

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta (NIRA) ayaa kala saxiixday heshiis wadashaqayn ah oo ku saabsan isku xirka nidaamka aqoonsiga Qaran ee casriga ah iyo nidaamka maareynta musiibooyinka iyo gargaarka banii’aadannimo.

Ujeedka guud ee heshiiska ayaa ah sidii labada hay’adood isaga kaashan lahaayeen baahinta diiwaangelinta dadweynaha ee nidaamka aqoonsiga Qaran ee casriga ah iyo in qof walba ee la gaarsiinayo gargaar bini’aadannimo uu helo aqoonsi sugan oo la isku haleyn karo.

Heshiisku waxa uu u ogolaanayaa in dadka Soomaaliyeed ee tabaaleysan ee ay Hay’adda SODMA u adeegto ay si bilaash ah ku helaan diiwaangelinta iyo aqoonsiga ay bixiso Hay’adda NIRA.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.