image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Taliye Asad Diyaano oo la kulmay Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Safiirka dowlada Mareykanka u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kawada hadlay dadaalada loogu jiro sidii dalka looga xorayn lahaa Kooxda Al-shabaab iyo dib u dhiska ciidanka Boliiska.

S/Guuto, Asad Cismaan Cabdullaahi iyo Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Richard H. Riley oo yeeshay kulan miro dhal ah waxey si gaar ah uga wada hadleen dadaalada xoogan ee dalkeena looga xoreynayo Kooxda Shabaab, dib u dhiska Boliiska iyo qorshaha socda ee bixitaanka Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS iyo sidii ciidan Boliis ah goobahaasi loogu wareejin lahaa.

Maraykanku wuxuu dalka Soomaaliya u yahay saaxiib muhiim ah, wuxuuna kaalin mug leh ka qaataa taageeridda dadaallada loogu jiro sidii dalka Soomaaliya u noqon lahaa mid cagahiisa dib isugu taaga.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.