image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xildhibaan Xasan Firimbi oo muddo labo bilood ah laga ganaaxay Fadhiyada Golaha Shacabka

Warqad kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe , ayaa lagu sheegay in labo bilood oo xiriir ah fadhiyada Baarlamaanka laga mamnuucay Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil ( Xasan Firinbi) sidoo kale la dul dhigay ganax adag oo ah guno ka jaris labo bilood ah.

Xildhibaan Xasan ayaa 27-kii bishii November  waxa uu Sarkaal kamid katirsan ilaalada xarunta Golaha Shacabka fal gacan qaad ah u geystay Askari,kaasi oo dhibaato ay kasoo gaartay, iyada oo sidoo kale Xildhibaanka lagu eedeeyay in xarunta Golaha ka kiciyay buuq iyo falal aan loo baahneen.

Warqada kasoo baxday Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe, ayaa Xildhibaanada lagu bogaadiyay howlaha qaranka u hayaan isaga oo kula dardaarmay ilaalinta iyo dhowrista nidaamka iyo habsami u socodka Golaha Shacabka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.