image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shirka Garsoorka Soomaaliya oo maanta ka furmay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daahf-uray Istaraatiijiyadda Bahda Caddaaladda Soomaaliya ee 2025-2029, kaasi oo halku-dheggeedu yahay “Dhismaha Nidaam Caddaaladdeed oo Loo Simanyahay, lehna Daahfurnaan, Helitaan, iyo isla Xisaabtan”.

Istaraatiijiyaddu waxey salka ku heysaa mabda’a cadaaladda muwaadinka ay u adeegayso uu aasaas ka yahay, si gaar ah iyadoo u hiilineysa shacabka qaybihiisa nugul sida haweenka, carruurta.

waxeyna si cad u qeexaysaa waddada loo marayo dhismaha hannaan cadaaladeed isku dhafan, la jaan-qaadaya nidaamka federaalka, kuna saleysan qiyamka, dhaqanka iyo diinta suuban.

Sidoo kale waxa ay tixgelinaya duruufaha iyo baahiyaha dalka iyo dadka Soomaaliyeed ay waajahayaan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.