image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray waddo muhiim u ah bulshada Degmada Yaaqshid

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarigga ka jaray waddada Laamiga ee Isgoyska Towfiiq illaa Isgoyska Miisaanka dhuxusha ee Degmada Yaaqshiid, taasi oo dib-u-dhis balaaran lagu sameeyay.

Duqa Muqdisho ayaa boogaadiyay isku tashiga bulshada Degmada Yaaqshiid iyo sida ay ugu dhiiradeen hirgelinta Barnaamijka dalkaaga ku dhiso hal doolar ee lagu horumarinaayo kaabayaasha kala gedisan ee caasimadda, waxa uuna kula dar-daarmay in la ilaaliyo bilicda waddadaan.

Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Md. Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid Md. Suleymaan Maxamuud Fargax, Agaasimeyaal, Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada Degmada Yaaqshiid.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.