image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Mareykanka

Onkod Radio – Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxa uu maalinimadii Jimcaha warqadaha aqoonsi ee Danjirnimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Mareykanka u fadhin doona Soomaaliya Amb. Richard H. Riley.

Safiirka cusub ee Mareykanka ayaa warqadaha aqoonsiga lagala wareegay garoonka ciidamada cirka ee Afisyooni ee ku yaallay xeyndaabka sida weyn loo ilaaliyo ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, halkaasoo Diblomaasiyiinta Mareykanka loo oggoleyn inay bannaanka uga baxaan.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ay wehliyeen Wasiirka Gaashaandhigga, Taliyaha Ciidanka XDS, iyo Taliyaha Ciidanka Cirka ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM General Michael Langley, waxaana kulanka looga hadlay iskaashiga Amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Argagixisada, inkastoo Mareykanka muddooyinkii u dambeeyay ay hakiyeen howlgaladii dhanka duqeymaha ah ee ka dhanka ahaa Argagixisada.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.