image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Guddoomiyaha Deg. Howlwadaag Bashiir Cabdi Maxamed Xoosh oo maanta Degmada Howlwadaag ku qaabilay Masuuliyiin ka socday Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA

Masuuliyiintan ka socotay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka ee (NIRA) ayaa maanta kulan wadatashi ah la yeeshay maamulka degmada Howlwadaag ee uu hoggaamiyo Guddoomiye Bashiir Cabdi Maxamed Xoosh.
Kulankan oo ay ujeedadiisu ahayd sidii xarunta degmada Howlwadaag ee Gobolka Benaadir looga hirgalin lahaa xarun diiwaangalinta Kaarka Aqoonsiga Qaranka.
Ugu dambeyn howshaas ayaa ku soo dhamaatay sidii loo qorsheeyay oo ahayd in xarunta la furo sida ugu dhaqsiyaha badan
 
Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.