image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maydka wasiir Khadiiyo oo maanta la keenay Muqdisho

Muqdisho (ONKOD ) maanta oo Khamiis ah waxa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay maydka AUN wasiirkii haweenka  Khadiijo Maxamed Diiriye.

Wasiir Khadiijo ayaa shalay waxa ay ku geeriyootay , dalka Jabuuti halkaas oo maalmo ay ku xanuunsanaysay iyadoo ujeedkoodu ahaa in ay ka qayb gasho shir halkaas ka socday.

Wasiiro ka mid ah xukuumadda Soomaaliya ayaa ku sugnaa Garoonka Aadan Cadde ee laga soo dejiyay Wasiir Khadiijo.

Wafdiga Ra’iisul Wasaare Xamsa ee waday meydka Wasiiradii hore, Waxaa garoonka Jabuuti ka soo sagootiyay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.